Baarlamaanka DFS oo Anisxiyay Misaaniyad

Baarlamaanka

Baarlamanka Federalka Somalia ayaa maanta ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee saddexda bilood ee soo socota.

Mudaneyaasha baarlamanka ayaa shaley loo qeybiyey miisaaniyada, si ay u darsaan talana uga dhiibtaan ka hor intaan la ansixin.

Xoghayaha Guddiga Maaliyadda ee Baarlamanka Somalia Osman Haji Ali ayaa VOAda uga warramay qaabka loo ansixiyay miisaaniyadda.

Waraysiga Xildhibaanka ka dhegayso qaybta hoose ee boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Waraysi ku Saabsan Ansixinta Miisaaniyadda