Dhacdooyinka Somalia Iyo Sanadka 2013

Dagaal Ka Dhacay Tuulada WidhWidh

Dhageystayaal waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa barnaamij gaar ah oo aan dib ugu milicsaneyno dhacdooyinkii ugu waaweynaa ee soo maray Somalia, dhulka Maamulada Puntland iyo Somaliland.

Barnaamijka oo dhageystiran qeyta hoose ee Qoraalkan ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Dhacdooyinka Somalia Iyo Sanadka 2013ka