Wicitaanka: Sheekh Maxamed Axmed Garyare

Barnaamijkeena Wicitaanka Dhageystaha ayaan todobaadkan ku soo qaadaneynaa mustaqbalka ururka Akhwaanul Muslimiinka kadib markii dawladda Masar ay u aqoonsatay ururka “Argagixiso ah” – waxa uu marti noogu ah oo dhageystayaasha su'aalo uga jawaabi doona Sheekh Maxamed Axmed Gadhyare oo ka mid ah culumada Soomaaliya ugu waaweyn.

Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha