AMISOM: Howlgal Ayaan Dhawaan Bilaabeynaa

  • Xasn-kaafi Qoyste

AMISOM oo ku sugan dekedda Ceel-Macaan

Saraakiisha ciidamad AMISOM ayaa sheegay inay diyaargarow ugu jiraan inay kordhiyaan howlgalada sugida aminga guud ahaan gobolada Soomaaliya.

Ciidmada AMISOM ayaa sheegay inay tagayaan degmooyin horleh oo gobolada dalka ah. Hadalkan ayaa waxaa shir Jaraa'id oo uu maanta Muqdisho ku qabtay ka sheegay afhayeenka Amisom Cali Xaamud .

warbixin ku saabsan shirkaasi Jaraa'id halka hoose ee qoralkeena ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Howlgalka AMISOM