Puntland: Warbixin ay soo saartay ICG

Madaxtooyada Puntland

Warbixin ay soo saartey Hay’adda La Socodka Xasaradaha Caalamka ee International Crisis Group (ICG) ayaa lagu xusey in doorashooyinka madaxtinimada maamul goboleedka Puntland ee dhici doona bisha January ay sababi karaan xiisado dhanka beelaha ku saleysan iyo in shacabku kala qeybsamaan.

Warbixinta waxay sheegtey in hay’daha siyaasadda iyo garsoorka ee gobolka ay yihiin kuwo waxqabadkooda aan dhameystirneyn, beesha caalamkana laga doonayo inay wax ka qabtaan.

Warbixinta oo faahfahsan ka dhegayso qaybta hoose boggan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta Puntland