Khubaro ka Hadashay Awoodda Alshabab

Khubarada reer Galbeedka ayaa ka digay in taageerada Alshabab ee gobolka Bariga AFrika ay kordheyso, ka dib weeraradii lagaga geystay suuqa Westgate bishii September. Inta waxa dheer in kooxda Alshabab ay sii kordhisay xiriirka iyo isla markaana kuwa la jaal ah ka abuurato, Kenya kaliya ma ahee dalalka Tanzania iyo malaha Ethiopia.

Wariyaha VOAda Harun Maruf ayaa ka qeyb galay dood lagu qabtay Machalka Nabadda Caalamagi ah ee Carnegei Endowman ee magaalada Washington. Waxaana ay doodu ku saabsanayd “Khatarta kooxda Alshabab weerarkii Westgate ka dib.”

Warbixintan ayuuna nooga diyaariyey. Ibrahim Danduray ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

Alshabab