Caweyska: Axmed Saleebaan Biddeh

Axmed Saleebaan Biddeh

Barnaamijkeena Caweyska Washington waxa aad todobaadkan ku maqli doontaan Q. 3aad wareysi aan la yeelaney abwaanka Axmed Saleebaan Bidde, qeybkale oo ka mid ah sheekadii Adeegto iyo qodobo kale oo xiisa leh.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington