Martida Makrafoonka iyo Faarax Macalin

Faarax Macalin

Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa maanta marti ku ah Faarax Macalin, guddoomiye-ku-xigeenkii hore ee baarlamaanka Kenya.

Faarax wuxuu barnaamijkan uga hadlaa 50 guuradda madaxbannaanida Kenya oo dhawaan loo dabaaldegay iyo waxyaabihii Kenya u hirgalay, gaar ahaan gobolka Waqooyi Bari Kenya oo ah gobolka ay degan yihiin Soomaalida Kenya.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida