Caweyska: Axmed Saleebaan Bidde

Axmed Saleebaan Biddeh

Barnaamijkeena Caweyska Washington waxa aad todobaadkan ku maqli doontaan Q. 2aad wareysi aan la yeelaney abwaanka Axmed Saleebaan Bidde, qeybkale oo ka mid ah Sheekadii Adeegto iyo qodobo kale oo xiisa leh.

Barnaamijka oo dhameystiran hoosta ka dhagayso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Caweyska Washington