Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha waxaad ku maqli doontaan, salaamaha iyo tahniyadaha ay asaxaabtu isu diraan iyo heeso macaan oo xul ah.

Barnaamijka waxaa wadajir u daahiya Sahra Ciidle Nuur iyo Ibraahim Xasan Daandurey, barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha