Wicitaanka: Wasiirka Duulista Hawada Somaliland

Somaliland iyo dawladda federaalka ah ee Soomaliya ayaa wali isku khilaafsan hannaanka socdaalka, taasoo hakad gelisay rakaab badan oo labada dhinac isaga socdaali jiray.

Khilaafkan labada dhinac u dhexeeya ayaa salka ku haya muranka ka taagan baasaboorka dawladda Soomaaliya iyo sida ay ula macaamisho Somaliland.

Haddaba Barnaamijkeena wicitaanka dhageystaha oo todobaadkan arintaasi ku saabsan ayaa waxaa marti ku ah wasiirka wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada ee Somaliland Maxamud Xaashi Cabdi.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha