Martida: Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cabdi Faarax Laqanyo

Guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax Laqanyo ayaa marti ku ah barmaamijka Martida ee toddobaadkan.

Guddoomiyaha ayaa ka hadlaya xaaladda amniga gobolka iyo waliba muranka ka taagan doorashooyinka golleyaasha deegaanka gobolka Hiiraan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso barnaamijka Martida