Soomaaliya Caweyska: Axmed Cali Cigaal Q2aad Nofembar 23, 2013 Sahra Nuur Ahmed Ali Egal Barnaamijkeena Caweyska Washington Todobaadkan waxaad ku maqli doontaan qeybtii 2aad ee wareysi aan la yeelay fanaanka Axmed Cali Cigaal, qeybtii 2aad ee sheekadii Adeegto, iyo qodobo kale. Barnaamijka oo dhameystiran halkan hoose ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Dahgeyso Caweyska Washington