Barakacayaal Dib ugu Noqday Degaanadoodii

Barakacayaal markii hore ka yimid degaanada Xaawa Cabdi, Lafoole, iyo Carbiska ayaa hadda bilaabay inay dib ugu noqdaan, iyaga oo fursado waxbarasho iyo nololba ka hela xerada Dr. Xaawa Cabdi.

Warbixin arrintaas ka hadlaysa waxa magaaalada Muqdisho kasoo diray wariyaha VOAda Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Barakacayaal Degaanadoodii ku Noqday