Muqdisho: Soomaali reer Holland ah oo Dhaawacmay

Garoonka diyaaradaha Muqdisho

Siciid Axmed Siciid oo ah wiil 26 jir ah oo mudo dheer magal galyo raadis u joogay dalka Netherlands balse horaantii bishan loo mastaafuriyay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay inuu ku dhaawacmay qaraxii dhawanta ka dhacay Hotel Makah Al- Mukaramah ee magaalada Muqdisho.

Harun Macruuf ayuu uga waramaya xaaladiisa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaawaca Siciid