Xoolihii ayaa sidoo kale daaq la’aan jooga, maaddaama aan dibadda loo bixi karin. Deegaanka Eyl ee gobolka Nugaal ayaa isagu xaalkii ka sahlan yahay sidii la saadaaliyey.
Sidoo kale, Wararka ka imanaya deganaka Gardufuu ee Puntland ayaa sheagaya in dabaylo xooggan iyo roobab ay ku dhufteen deganakaasi.
Wareysiyo ku saabsan wararkii ugu dambeeyay ee roobabkaas halkan hoose ka dhageyso.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Wareysiyada ku Saabsan Roobabka iyo Dabeysha