Dalalka xubnaha ka ah Golha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta ka doodaya talo soo jeedin ku saabsan in la kordhiyo ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Somalia ka hawlgalaya.
Shirka Golaha ayaa dhegeystey khudbad ay halkaa ka jeedisey kuxigeenka xoghayaha guud ee QM iyo Wasiirka Arrimaha Dibedda Fowzia Yusuf Haji Adan.