Taliyaha Booliska Somalia oo Booqanaya Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Boliiska ee Somalia General C/Xakiim Dahir Saacid iyo saraakiil ka tirsan ciidankaasi ayaa ku tegay magaalada Baidhabo Socdaal ujeedadiisu ahayd sidii loo dardar -gelin lahaa hawlaha ciidanka Boliiska ee Gobolka Bay, Wariyaheena Mukhtaar Mohamed Catoosh ayaa Wa-bixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta Taliyaha Booliska ee Baydhaba Booqanaya