Dhaawicii Beledweyne oo Muqdisho la Geeyey

Tirada dadka ku dhintay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay magaalada Beledweyne ayaa korodhay oo gaadhay 20 kadib markii ay dhinteen saddex qof oo ka mid ahaa dadkii rayidka ee ku dhaawacmay qaraxaas.

Manata 14 qof oo dhaawacoodu culus yahay ayaa loo daad gureeyey magaalada Muqdishu.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan nooga soo diray Beledweyne.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhaawaca Muqdisho la Geeyey