Magaalada Minneaplis ee Gobolka Minnesota waxaa maanta si rasmi ah looga furayaa matxafkii ugu weynaa Waqooyiga Ameerika ee ay lagu kaydiyo agabka dhaqnaka iyo taraiikhda Soomaaliya ka turjumaya. Matxafkan waxaa yaalla in ka badan 700 agabyo taariikhi ah, waxaana soo ururiyey Cusmaan Maxamed Cali “Gurey”.