Xuska Maalinta Caafimaadka Maskaxda

Maanta oo bisha October ay tahay 10ka ayaa dunida laga xusaa maalinta dhimirka iyadoo maalinta iyada ah la jaangooyo lana qorsheeyo barnaamijyo lagu daryeelayo dadka xanuunkaasi qaba.

Ururka Somali Mental Health Foundation ayaa waxa uu yahay urur gacan ka geeystaa taakuleeynta iyo daryeelka dadka qaba xanuunka dhimirka. Ibrahim Hassan Hassan Daandurey ayaa wuxuu khadka talefoonka kula xiriiray madaxa ururka Dr Cabaas Mohamed Jamac oo qaabilsan xanuunka dhimirka kana hawl-gala cusbitaal ku yaala magaalada Sandaski ee Gobolka Ohio.

Wareysiga halka hoose ka dhageyso:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Maalinta Caafimaadka Maskaxda