Dad African ah oo ku dhintay Xeebaha Talyaaniga

In kabadan 100 qof oo muhaajiriin African ah ayaa dhintay kadib markii dooni ay la socdeen o ka timid Libya ay kula dagtay xeebta Lambadusa. 150 ayaa la bad-baadiyay, halka kuwo kalena la la’yahay.

Dadka doonidan saarnaa ayaa waxaa ay ka yimaadeen Soomaaliya, Eritrea iyo Ghana.

Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ee Rome kula xidhiidhay Maxamuud Yaasiin Axmed oo ka mid ah hawlwadeennada safaaradda Soomaaliya ee Talyaaniga.

Your browser doesn’t support HTML5

Dooni Dagtay