Soomaaliya Wicitaanka: Cabdulqaadir Maxamed Nuur September 29, 2013 Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Xoghayaha 1aad ee safaaradda Somalia ee dalka Turkiga, waxana uu ka waramayaa heshiisyo cusub oo ay dhawaan gaareen Somalia iyo Turkiga. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso. Your browser doesn’t support HTML5 Wicitaanka: Cabduqaadir M. Nuur (Jaamac)