Culimada MN oo Cambaareeyey Weerarka Kenya

Qaar ka mid ah imaamyada masaajidyada ku yaala magaalada Minneapolis ee dalkan Maraykanka ayaa xalay isugu yimid kulan ay ku cambaareynayaan weerarka ka dhacay xarunta ganacsi ee Westgate ee magaalada Nairobi, iyagoo soo saaray bayaan ay ku caddeynayaan siga ay uga xunyihiin wax aka dhacay halkaasi, iyo falkaasi aanu wax shaqo ah ku lahayn Islaamka, dadka Muslimka ahna ay dhibta kala siman yihiin bulshada kale ee aan muslimka ahayn.

Caasho Ibrahim ayaa khadka telefoonka kula xiriirtay C/risaaq Abshir Sancaani oo ah imaamka masjidka Rowda ee magaalada Minaplis. Ugu horreyna waxa ay weydiisay kulankooda.

Your browser doesn’t support HTML5

Cambaareynta Culumada