Wasiirka Arr. Gudaha oo Yemen Booqday

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga dalkan Yemen ayaa maanta si kala gooni gooni ah ula kulmay Madaxweynaha iyo ra'iisal wasaaraha dalkaasi iyagoo iyadoo sidoo kalena wada saxiixday heshiis ka dhashay wadahadalladii maalmihii lasoo dhaafay dhex marayay labada dhinac.

Warbixin arrintaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Booqashada Wasiirka Arr. Gudaha