Shirkii Brussels ee Somalia oo Maanta Furmay

Shir loo qabtay dib-u-dhiska iyo horumarinta Somalia ayaa maanta ka furmay magaalada Brussels ee dalka Belgium, kaas oo madaxda Somalia ay ka qeyb galayaan.

Wareysi ku saabsan shirka, hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Shirka Brussels