Martida: Ambassador Nicholas Kay

Barnaamijka Martida waxaan toddobaadkan ku soo qaadaneynaa wareysi aan la yeelanay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Nicholas Kay.

Baraamijka oo dhan oo ay inoo heyso Falastiin Axmed Iman hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barnaamijka Martida Makaroofanka