Sanad ka Dib Doorashadii Madaxweyne Xassan Sheekh

Maanta waxay sannad ku buuxdaa markii la doortay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo 190 cod kaga guulaystay madaxweynihii isaga ka horreeyey Shariif Sheekh Sheekh Axmed oo helay 79 cod.

Haddaba maxaa u qabsoomay dawladda Soomaaliya? Waa mowduuca dood gaar ah oo ku saabsan “Hal Sano Kadib Aasaaskii Dawladda Rasmiga ah ee Soomaaliya” – waxaa inoo soo diyaarisay soona jeedinaysa Sahra Ciidle Nuur.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso dood gaar ah iyo warbixinta Sanad ka dib doorashadii Madaxweyaha