Hindisaha Waxbarashada ee Sanadka 2016ka

Soomaaliya ayaa manata lagaga dhowaaqay mashruuc cusub oo lagu magacaabo AADA DUGSIYADA oo looga gol leeyahay in muddo saddex sano gudahood ah ay fursado waxbarshada helaan carruur dhan 1 milyan guud ahaan dalka.

Mashruucan oo hirgelintiisa ay ka qaybqaadanayaan hay’ado caalami ah ayaa hawshiisa ay ka mid yihiin dayactirka boqolaal skuul, bixinta qalab waxbarasho, iyo tababarka macallimiinta.

Weriyahayaga Axmed Xasan Colaad ayaa warbixintan nooga soo diray Muqdishu.

Your browser doesn’t support HTML5

Hindisaha "Aada Dugsiyada"