Madaxweynaha oo la Kulamay Wasiir Swedish ah

Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa magaalada Muqdisho kulan kula yeeshey Wasiirka Horumarinta Sweden Gunilla Carlsson.

Kulankaasi ayaa looga hadley iskaashiga labada dhinac iyo sidii Sweden gacan uga geysan lahayd dib u dhiska Somalia.

Dhanka kale Madaxweynaha ayaa kulan markab dushiisa oo fadhiya xeebaha Somalia kula kulmey wufuud ka socota Midowga Yurub. Warbixinta oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta