Barnaamij: Xaaladda Waxbarashada Soomaaliya

Adeegga waxbarasho ee Soomaaliya ayaa 23 sanno kadib la isku dayayaa in loo sameeyo xeer iyo nidaam meel qura looga hago, sida manhajka, tayada, iyo abuurista fursado ay ka faaideystaan dhamaan bulshada Soomaaliyeed ee xaqa u leh inay wax bartaan.

Hadaba barnaamij gaar ah oo aynu ku lafa gureyno Wabarashada Soomaaliya oo dhowr qeybood ka kooban, uuna soo diyaariyey Daauud Aweys halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta 1aad Xaaladda Guud ee waxbarashada


Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta 2aad Dhibaatada manhajyada kala duwan ee ka jira Somalia


Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta 3aad Waxbarashada Jaamacadaha Somalia


Your browser doesn’t support HTML5

Qeybta 4aad Talooyinka Horumarinta Waxbarashada iyo Siyaasadda Waxbarashada ee Dalka