Shir Weyne Siyaasadeed oo Muqdisho ka Furmaya

Shirkan oo socon doona muddo shan maalmood ah ayaa waxaa ka qeyb galaya ergooyin 200 kor u dhaafaya oo laga soo kala xulay qeybaha kala duwan ee bulshada, waxaana furi doona Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamud.

Afhayeenka Madaxweynaha Somalia ahna la taliyaha Madaxweynaha Eng: Cabdiraxman Cumar Cusman Yarisow ayaa VOA uga waramay shirkan.


Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wareysiga Shirka Muqdisho