Somaliland : Dabagal lagu Sameynayo Hawlaha Xukuumadda

Golaha wakiilada ee Somaliland ayaa sadexdii fadhi ee u danbeeyey magaalada Hargeisa ku yeeshay kulan ay albaabadu u xiran yihiin oo ay mudanayaashu doodo dhaadheer ka yeesheen xaalada Somaliand. Fadhiyadaasi ayaa waxaa laga soo saarey war murtiyeed dowladda looga dalbadey in ay golaha u soo gudbiso heshiisyada ay gasho, isla markaana tilmaamay in goluhu uu xoojiyo dabagalka xukuumadda.

Weriyaha VOA ee magaalada Hargeysa Cabdixakim Maxamud Shirwac ayaa arrintan ka wareysatay Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland, Cabdiraxman Maxamed Cabdilahi.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Golaha Wakiilada