Saacid: 27ka August Maalinta Xuquuqda Somaliyeed

Ra’isul wasaaraha Somalia, Cabdi Farax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho in 27ka August ay noqoneyso maalinta Qaran ee Xuquuqda Aadanaha Somalia.

Arintan ayaa ku soo beegmeysa xilli , hay'adaha xuquuqda Aadanaha iyo Qaramama Midoobay ay cambaareeyeen xag gudub isugu jira kufsi lagula kaco dumarka, askareynta caruurta, iyo dilal qorsheysan oo ka dhan ah wariyeyeyaasha, oo weli ka sii socda Somalia.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixin: Maalinta Xuquuqda Aadanaha ee Somalia