Waxaa shalay Galab Magaalada Lund ee dalka Sweden lagu soo gabagabeeyay shirkii sanadlaha ahaa ee 12aad ee aqoonyahanka Dalalka goboilka Geeska Afrika.
Gebagabadii shirka ayaa wasaaradda arimaha dibadda ee Sweden waxey kaga dhawaaqday in 300 oo malyuun ay sanad walba ugu deeqi doonto Somalia.