Faaqidaadda: Shirka Addis ee Jubooyinka

Magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia waxaa wadahadal uu uga socdaa wakiilo ka socda dowladda Federalka Somalia iyo xubno ka tirsan mid ka mid ah maamulada isku haya talada gobollada Jubbooyinka garabka uu hoggaamiyo Ahmed Mohamed Islam (Ahmed Madobe).

Hadaba barnaamijkeena faaqidaadda toddobaadka waxan maanta ku eegeynaa wadahadaladaasi iyo halka ay marayaan. Weriyaha VOA ee magaalada Nairobi Yasin Ciise Wardheere ayaa inoo soo diyaariyey, soona jeedinaya.

Halkan hoose ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran:

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Faaqidaadda Todobaadka