Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha waxa aad todobaadkan ku maqli doontaan qayb kale oo ku saabsan murtida iyo maahmaahaha ay Soomaalidu u saariso dugaagga iyo duurjoogta.
Barnaamijka waxaa alaaba isku soo duwa soona jeediya Axmed Faarax Cali "Idaajaa" barnaamijka oo dhanna halkan hoose ka dhageyso.