Martida: Ambassador Cabdisalam Dhaban-cad

  • Falastin Iman
Barnaamijka Martida waxaa toddobaadkan marti ku ah Ambassador Cabdisalam X. Axmed Dhaban-cad oo ah xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibedda ee dowladda Federaalka.

Dhaban-cad wuxuu barnaamijkan uga hadlaya bixinta baasaboorada diblomaasiyiinta ee ay bixiso wasaaradda arrimaha dibedda Somalia.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Martida Makarafoonka