Caafimaadka: Xanuunka Cagaarshowga iyo Somalia

Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska waxa aan ku eegeynaa nuucyada xanuunka cagaarshowga ee ku dhaca dadka Soomaaliyeed, waxaana barnaamijka marti ku ah Dr. Axmed Xaashi Faarax oo xanuunkan daraasad ka sameeyey, kuna sugan Hargeysa.

Barnaamijka waxaa isku soo duwa soona jeediya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac, barnaamijka oo dhanna halkan hoose ka dhgeyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska