Muqdisho: Hawlgallo Ammaanka lagu Sugayo

Ciidamada booliska Somalia ayaa hawlgalo amniga lagu sugayo maanta ka fuliyey goobo dhowr ah oo ku yaala magaalada Muqdisho. Hawlgaladan ayaa saameeyey waddooyinka muhiimka ee magaalada mara qaarkood oo intooda badan xirnaa.

Waxaa hawlgaladan ay ku soo beegmayaan xilli weeraro iyo qaraxyo dhowr ay ka dhaceen magaalada, kuwaas oo khasaare naf iyo maalba dhaliyey.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso warbixinta oo dhan