Hargeysa: Daweynta Xoolaha & Caafimaadka Dadka

Magaalada Hargeysa waxaa maanta lagu qabtey kulan looga hadlayey tayada iyo isticmaalka daawooyinka xoolaha. Khubarada ka qeybgashey kulanka ayaa xusey in tayada daawooyinka xoolaha oo liidataa ay saamayn ku yeelato caafimaadka nolosha bani’aadamka.

Weriyaha VOA Ismaaciil Xuseen Farjar ayaa warbixintan ka soo direy magaalada Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta oo dhan.