Soomaaliya Hiiraan: Qof loo Xiray Dilkii Sh. Xasan Cilmi Luuliyo 25, 2013 Ra'iisul Wasaaraha oo Booqday Beledweyn Mas’uuliyiinta magaalada Beledweyne ayaa sheegay inay qabteen nin lagu tuhumayo inuu ka dambeeyey dilkii Guddoomiye Ku Xigeenkii Maxkamadda magaalada Beledweyne Sheekh Xasan Cilmi Ciyow oo habeennimadii Axadda ay toogteen dad bastoolado ku huabysan. Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan goor dhowayd nooga soo diray magaalada Beledweyne. Your browser doesn’t support HTML5 Warbixinta ninka loo xiray tuhunka dilka Shiikha.