Dhakhtarka Waydii: Xanuunka Lafa-Xanuunka

Barnaamijka Dhakhtar Waydii waxaa todobaadkan marti ku ah Dr. Raiisa Cabdi Boqorre oo ah dhakhtar ku takhasustay xanuunada guud kana howl gasha Isbitaalka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti.

Dr. Raiisa ayaa waxay ay dhageystayaasha uga jawaabeysaa su'aalo ku saabsan lafa xanuunka. Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhgeyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Dhakhtarka Waydii