Caafimaadka: Xanuunka Dabeysha iyo Somaliland

Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska waxa aan todobaadkan ku eegeynaa Xanuunka Dabeysha oo mar kale lagu arkay Somaliland, sida ay xaqiijiyeen mas'uuliyiin ka tirsan Somaliland.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Caafimaadka iyo Qoyska