Maamuulada ka jira Gobalada dhexe ee Soomaaliya ayaa isku Maandhaafsan Qorsho ay soo jeediyeen Ururka ahlu suna Wal Jameeca qeybtiisa ku sugan Gobolka Gal Gaduud kaas oo la xiriira in Goboladaas ay yeeshaan maamul guud oo ay ku mideysan Yahiin.
Hadaba Warbixin uu wariyaha VOA Xuseen Xasan dhaqane nooga soo diray Magaalada Beledweyne halka hoose ka dhageyso.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warbixinta Maamul u Sameynta Gobolada Dhexe