Biyo Yaraan ka Jirta Gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in biyo la’aan aad u daran oo saameyn ku yeelatey nolosha dadka iyo duunyada ay ka jirta tuulooyin badan oo gobolka ku yaala.

Dadka degaanka ayaa sheegay in qiimihii biyuhu uu aad u qaaliyoobay.

Warbixin arrinaas la xiriirta hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Biyo Yaraanta G. Gedo