Qurbe: Hay'ad Bulshada ka Wacyi Gelisa Daryeelka Agoonta

Barnaamijka Qurbe waxa aynu todobaadkan ku eegeynaa hay’ad ay leeyihiin qurbo joog Soomaaliyeed oo ku dhaqan qobalka Arizona oo bulshada ku wacyi gelisa xanaaneynta agoonta iyo u naxariis falka xawayaanka.

Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Qurbe