Barnaamijka Faaqidaadda Ciyaaraha waxaad ku maqli doontaan falanqeyn ku saabsan kooxda uu ciyaaryahan Cesc Fabregas u ciyaari doono xilli ciyaareedka 2013-2014ka, iyo koobka CONCACAF oo Mareykanka iyo Mexico ay ciyaaraha semifinal-ka u soo gudbeen.
Sidoo kale Barnaamijka waxaad ku maqli doontaan ciyaaryahan Luis Suarez halkee ayuu aadi doono ma Real Madrid mise Arsenal.
Barnaamijka oo dhan halkan hoose ka dhageyso.