Martida: Xildhibaan C/raxman Xoosh Jibril

Xoosh

Barnaamijka Martida Makaroofanka toddobaadkan waxaan ku eegeynaa warbixinta guddiga qaramada midoobay ugu qaabilsan dabagalka cunaqabateynta hubka Somalia iyo Eritrea.

Warbixintan oo guddigu uu sannadkiiba mar soo saaro waxyaabaha ugu muhiimsan ee diiradda lagu saarey waxaa ka mid ah, xadgudubka cunaqabataynta hubka, musuqmaasuqa, nabadgelyada, argagixisada, dhibaatooyinka lagu hayo hawlaha gargaarka,iyo umuuro kaleoo kala duwan.

Barnaamijka waxaa marti ku ah ildhibaan C/raxman Xoosh Jibril oo horey u ahaa wasiirkii dastuurka ee dowlada Somalia, haatanna ah xildhibaan ka tirsan golaha baarlamanka.


Barnaamijka oo dhageystiran halka hoose ka dhageyso.


Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Martida iyo Xildhiban C/raxman Xoos Jibril