Ciilmooge: Waan ka Warqabnaa Bixista Ethiopia

wasiirka warfaafinta - Ciilmooge

Wasiirka Warfaafinta ee Somalia Cabdullaahi Ciilmooge Xirsi ayaa sheegey in ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ee gobolka Bay ay dowladdu ka warqabto, dowladda Ethiopiana ay arintaasi ka wada hadleen.

Wasiirka oo wareysi siiyey laanta Afka Soomaaliga ee VOA ayaa waxaa kale oo uu ka hadley rabshadihii dhowaan ka dhacay Puntland iyo arrimo la xiriira maamulka hawada Somalia.

Weriyaha VOA ee magaalada Muqdisho Ahmed Hassan Olad ayuu wasiirka u waramey. Waxaana uu ugu horeyn sharaxaya ka bixitaanka ciidamada Ethiopia ee degaano ka tirsan gobolka Bay.

Wareysiga oo dhan hoosta ka dhageyso.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysiga Wasiirka Warfaafinta